Yaa carruurta u wanaagsan in ay barbaariso hooyo kulkulul iyo hooyo miskiin ah?

‘Mean Moms Rule’ waa buug ay qortay Denise Schipani oo ay uga hadleyso aragtideeda hooyannimo iyo sida ugu fiican ee carruur adag lagu barbaari karo. Denise waxay ka doodeysaa “Yaa carruurta u wanaagsan hooyo kulkulul iyo hooyo miskiin ah?” waxayna aragtideeda ku xoojineysaa in ay ilmaha u fiicantahay hooyo kulkulul oo ay sheegtay in ay … Continue reading Yaa carruurta u wanaagsan in ay barbaariso hooyo kulkulul iyo hooyo miskiin ah?